Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Midowga Yurub uu haatan bilaabay qorsho uu uga Shaqa bilaabayo gudaha dalka Soomaaliya.
Waxa uu sheegay in Wufuuda kala duwan ee ka socda Midowga Yurub ee imaanaya soomaaliya ay qeyb ka tahay kordhinta teegeere ee uu midowga Yurub siinayo dalka soomaaliya,ka dowlad ahaana ay ku faraxsan yihiin.
Hadalkaan ayaa ra’iisul Wasaare Xasan Cali kheyre waxa uu sheegay xili shalay uu muqdisho kula kulmay Danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan Barigga Africa, Alexandar Rondos.
Hoos Ka Dhageyso Codka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya