Xildhibaan Zakariye Xaaji Cabdi oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shegay in dalka Soomaaliya uu hatan yahay mid Gumeysi ku jir sida uu hdlka u dhigay.
Zakariye ayaa sheegay in dalka Soomaaliya ay haatan la liidato xiligii ay gumeysiga ka jirtay isl markaana dhamaantiis y heestan Ajanib.
Waxa uu sheegay in dhibaatada ugu daran ee heysata dadkeena ay tahay in ay iyaga isku soo jeesteen isla markaana dhabarka iska tooganayaan waxa uuna ku baaqay in Shacabka Soomaaliyeed ay noqdaan kuwa Midooba.
“Dalka intiisa badan haatan waa la heestaa waa mid ka sii xun xiligii gumeysiga dalka Ajaanib ayuu gacanta ugu jiraa shacabkun maahan kuw mideysan ee iyaga ayaa la isku diray yuu yiri Xildhibaan Zakariye Xaaji Cabdi.
Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaan Zakariye