Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuutte ayaa shegay in dambiyada ugu badan ee dhaca ay yihiin kuwa ay geestaan ciidanka ilaalada u ah madaxda Dowladda.
Waxana uu sheegay Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida in ay maxkamada ay u arki doonto si bareer ah in ay dhibaatooyinkaas ay u geystaan ciidanku.
Sidoo kale digniin ayuu  u diray masuuliyiinta ilaalada loo yahay waxa uuna u sheegay in ay tahay in ay amar ku bixiyaan in aan lagu xad gudbin muwaadiniinta masuulkii aan ku bixin amarna uu qeyb ka lee yahay dambigaas.
Dhageyso Codka Gudoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka siada.