Maalmahan ayaa Warbaahinta qaar ee dalka waxa ay tebinayeen in Wabiga Shabeelle ay xiratay dowladda Itoobiya balse waxaa arrintaasi ka hadlay Maamulka Hir-Shabeelle.
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Hir-Shabeelle oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in warkaas aanu waxba ka jirin laakin ay cimilada waqtiga ay isbedeleen.
Waxa uu sheegay Wasiirka in haatan Wasaaraddu ay wado qorsho ay uga hortageyso sidii dadku asyan u dareemin Wabiga Shabeelle oo ahatan ah mid faaruqa.
Wabiga Shabeelle e mara gobolada laba Shabeelle iyo Hiiraan ayaa waqtiagan wax auu yahay mid faaruq ah oo aan biyo ku jirin.
Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka oo uu dhinacyo farabadan uga hadlay.
a Dhageyso Codka Wasiirka oo uu dhinacyo farabadan uga hadlay.