diyaaradan oo waday Gar-gaar ayaa maanta dowlada Soomaaliya waxa ay u dirtay dagmada Gurceel ee gobolka Galgaduud si wax loogaarsiiyo dadka aya baarta sameesay.
masuulyiin uu ka mid yahay madaxweyne ku xugeynka maamulka Gobolada dhaxe ee ahlusuna ayaana warbaahinta kula hadlay eelboorka magalada Gurceel waxa ayna soo dhaweeyeen talaabadan ay dowlada Soomaaliya qaaday taa oo ku aadan in diyaarad gar-gaar loo diro goobaha uu ka arimiyo maamulka Gobolada dhaxe.
Halkan hoose ka dhageyso codka