Wararka naga soo gaaraya degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa ku waramaya in halkaasi shalay iyo maanta ciidamada dowladda, kuwa maamulka Koonfur Galbeed iyo AMISOM ay ka wadeen howlgallo isdaba joog ah, oo la sheegay inay ku soo qabteen rag ka tirsan Alshabaab.
Guddoomiye ku xigeenka degmada Qoryooley Cabdi Axmed Cali ayaa warbaahinta u xqiijiyey  in ragaasi la qabtay ay ku jiraan saraakiil sar sare, oo uu tilmaamay inay gacanta ku hayaan.
Halkaan hoose ka dhagesyo Codka.