Maamulka Hir-Shabeelle ayaa ku guuleestay in uu kala qaado maleeshiyaad iskuhor fadhiyay deegaano ku dhow degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe kuwaas oo horay u wada dagaalamay.
Ugaas Maxamed Weli Ugaas Xuseen Ugaaska degmada Balcad oo Wareysi siiyay Radio Dalsan Xarunta Muqdisho ayaa sheegay in wadahadalo mudo socday kadib in lagu guuleestay in ciidamadaas lakala qaado.
Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Ugaaska oo dhameestiran