Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Xoghayaha Arimaha Dibadda ee UK Â Boris Johnson iyo wefti uu hogaaminayay oo si lama filaana ku yimid Muqdisho.
Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa sheegay in Xoghayaha ay ka wada hadleen arimaha xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Engiriiska iyo xaalada abaarta ee hada isku rogtay macaluusha ee ka jirta Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in booqashada Xoghayaha Arimaha Dibadda ee Soomaaliya ay tahay mid aad muhiim ugu ah Wadanka xiriirka labada dalna uu ahaa soo jireen waqti dheer.
Halkaan Ka Dhageyso Codka.