Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug oo Maanta ka qeyb galayay Munaasabada Caleemo-Saarka Madaxweynaha Hir-Shabeelle.
Waxa uu soo hadal qaaday Xaaf khilaafka Siyaasadeed ee ka jira deegaanada Galmudug.
“Horta waxan idiin sheegayaa in uu socdo karkar ee iigu soo duceeya in uu illaahey iga badbaadiyo, iyo in Ahlusuna dhankooda ay igu soo biiraan ayuu yiri Xaafâ€
Ugu dambeyn waxa uu ugu baqay Shacabka Soomaaliyeed in ay Midoobaan.
Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne Xaaf.