Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maalmahaan booqashooyin ku joogay deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Hiiran gaar ahaan kuwa u go’doonsan Al-Shabaab.
Madaxweyne Waare oo Saxaafada kula hadlay degmada Jalalaqsi ayaa sheegay in Maamulka Hir-Shabeelle ay ka Go’an tahayin uu isku fureo Wadada xiriirisa Magaalooyinka Baladweyne iyo Muqdisho.
Ugu dambeyn wax uu ugu baaqay Shacabka ku nool degmada Jalalaqsi in ay ka qeyb qaataan sidii la iskugu furi lahaa Wadooyinka Go’doonsan ee k tirsan Gobolk Hiiraan.
Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne Waare