Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo,Mdaxweynaha Maamulka Soomaaliland ayaa ugu baaqay dadka ku nool deegaanada Maamulkaas in ay qaatan kaararka codbixinta maadama ay soo dhawdahay xiliga doorashada.
Waxa uu sheegay in ay muhiim u tahay danta dalka iyo dadka in la qaato kaararka codbixinta doorashooyinka.
Sidoo kale waxa uu ugu baaqay Shacabka ku nool deegaanada Soomaaliland ay ay ka wada Shaqeeyaan sugida amniga,xili ay soo dhawdahay doorashada Maamulkas.
Hoos Ka Dhageyso Codka Siilaanyo