Madaxweynha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, ayaa ka dabaday Shacabka dagan magaalada Muqdisho, inay kala shaqeeyaan ciidamada nabadgalyada, si looga hortago dhibaatooyinka amni ee ka jira dalka.
Madaxweyne Farmaajo ayaa tilmaamay inay muhiim tahay in laga wada shaqeeyno nabad galyada iyo hormarka dalka, oo uu ugu yeeray shacabka inay dowladda garab istaagaan.
Halkaano hoose ka dhageyso Codka.