Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa ka hadlay qorshaha loogu jiro dhismaha ciidanka xoogga, si looga maarmo ciidamada AMISOM Â ee jooga dalka.
Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in la dhisayo ciidankii qaranka oo uu xusay in dowladiisa ay hormuud ka noqon doonto dhismaha ciidanka xoogga Soomaaliyeeed.
Dhinacakale waxaa uu sheegay in ciidanka AMISOM dalka ay joogaan mudo 10-sano, islamarkaana ay bixi doonaan 2018-2019, sidaasi darteedna loo baahanyahy in la helo ciidan badala, si loo xoojiyo amaanka iyo xasiloonida dalka.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka.