Madaxweynaha Jamhuuriyadda soomaaliyaayaa ka hadlay qorshaha ciidanka xooga oo uu sheegay in ciidanku tiro ahaan aan xadidneyd, islamarkaana xooga uu saari doono sidii la’isugu dhafi lahaa ciidanka. Si loo soo celiyo cudutii xooganeyd oo ay lahaayeen ciidanka Soomaaliya.
Madaxweye Faraajo ayaa meesha ka saaray in dowladda ay kala direyso qaar ka mid ah ciidamada , waxaana uu tilmaamay inay taasi suuragali Karin oo xitaa dowladu so celisay qaar ka mid ah ciidamadii hore, waxaa uu ku baaqay in lala shaqeeyo ciidanka amaanka.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka.