Madaxweynaha Jamhuuriyada fedaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in mdaxda dowladda iyo kuwa maamul goboleedyada dalka ay ku heshiiyeen in laga wada tashato danaha guud loona midoobo sidii hormar loo gaarsiinnlahaa dalka.
Madaxweyne Farmaajo ayaa tilmaamay in loo baahanyahay iskaashi iyo in laga wada shaqeeyo danaha guud ee dalka, waxaana uu ugu baaqay shacabka inay qaataan kaalintooda, si buu yiri meel looga soo wada jeesto hormar gaarsiinta dalka.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka.