Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa ka hadlay dhibaatooyinka sida gaarka u heysta Soomaaliya,Waxa uu sheegay in loo baahanyahay in dadku ay mujiyaan Niyad sami si dib loogu sooceliyo Soomaaliya oo wakhti dheer bur-bursaneyd.
Waxa uu sheegay in Dowladdu aney ka maarmin Shacabka isla markaana loo baahanyahay in si dhow ay ula shaqeeyaan Dowladda oo uu cadeyay in isaga iyo Xubnaha kale eek u jira Dowladduba aney awood u laheyn in ay hagaajiyaan Dalka loona baahanyahay Gacmo si wadajira wax u qabta.
Halkaan Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha.