Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada ee Boosaaso kulan kula qaatay guddiga amniga Gobolka Bari,
Madaxweyne Deni oo shalay soo gaaray caasimadda ganacsiga Puntalnd ayaa markiiba kulan iskugu yeeray gudiga amniga, kulankaas oo looga arinsanayo adkaynta amniga iyo soo celinta hannaan Dowladnimo oo dhaxal gal ah.
Wasiiraka Wasaarad Amniga iyo DDR Puntland Cabdismada Maxamed Gallan ayaa ka warbixiyey waxayabihii looga wada hadlay shirkaâ€.
Hoos ka Dhageyso Codka Wasiirka amniga Puntland.