Garowe(Radio Dalsan):- madaxweynaha maamulka Pauntland C/wali Maxamed Calai Gaas ayaa sheegay inuu maanta kulana la qaatay xuno uu hogaaminayay madaxa qeybta bini’aadanimada ee QM isla mar’ahaantaana ee kawada hadleen arimaha abaaraha ee ka jira deegaanada maamulka Pauntland
C/walia Gaas ayaa sheegay inuu xubnaha uu lakulmay u’sheegay inee ladaaheen waxyaabaha loogu talagalay dadka dhibaateesan
Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka Gaas