Wasiirka arimaha dibadda Maamulka Soomaliland Sacad Cali Shire oo warbaahinta la hadlay aya sheegay in Maamulka Khatumo aanu aheyn Maamul iskiisa u taagan laakin uu hoos tago Maamulka Soomalailand sida uu hadalka u dhigay.
Dhinaca kalana waxa uu ka hadlay wadahalada mudooyinkii dambe ay lahayeen Masuuliyiinta labada Maamul.
Halkaan Ka Dhageyso Codka Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaliland.