Ku simaha madaxweynaha, ahna wasiirka beeraha maamulka Koonfur Galbeed Maxamed Xassan fiqi oo ka hadlay amaanka deegaanada maamulkaasi ayaa sheegay inay xoojin doonaan sugida amaanka, si looga hortago falal amaan darri ee Koonfur Galbeed.
Wasiir Fiqi ayaa tilmaamay inay hortagi doonaan weerarada Alshabaab ee bisha Ramadaan oo uu xusay inay damacsanyihiin inay fuliyaan weeraro, waxaana uu sida cid u sheegay inay adkeyn doonaan amaanka inta lagu guda jiro bisha Ramadaan.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka.