gudoomiyaha dhanka arimaha bulshada dagmada Howlwadaag Ibraahim Xassan Mataan oo la hadlay idaacda Dalsan ayaa ka warbixiyay tiro madaafiic ah oo ku dhacday qeebo kamid ah dagmada Howlwadaag.
gudoomiyaha ayaa sheegay in mid kamid ah madaafiicda uu ku dhacay iskuul ka soo horjeeda xarrunta dagmada taa uu sheegay in ay waxyeelo ka soo gaartay arday wax kabaraneesay iskuulkaasi.
Halkan hoose ka dhageyso codka