Wefti heer sare ah oo ka tirsan maamulka Hirshabelle ayaa booqday Dekadda degmada Cadale ee gobalka Shbelaha dhexe.
Booqashada wefdigaan ayaa la sheegay in ay xiriir la laheyd u kuurgelida Dekada degamad Cadale ee gobalak Sh/dhexe oo dhowr iyo 20-sano aan dayactir helin lkn hada la doonayo in dib looga shaqeysiiyo sida u maamulku shegay.
Gudoomiyaha gobalak Sh/dhexe Axmed Meyre oo weriyaasha kula hadlay Cadale ayaa sheegay in dib u dayactirka Dekadaan ay muhiimad weyn  leedahay maamulka irshabeelewax badana looga faa;iideysan doono hadii dib loo shaqo geliyo.
Halkaan Ka Dhageyso CodkaÂ