Gudoomiye ku xigeenka amniga ee maamulka gobolka shabeellaha hoose Cali nuur Maxamed ayaa shegay in dhibaatooyin dhinaca amniga iyo xaalado dagaal ay ka jiraan Shabeelaha hoose, islamarkaana maamulka gobolka kaliya eysasan ku filneyn waxka qabashada amaanka gobolkaas.
Cali nuur oo la hadlay Radio Dalsan, waxaa uu tilmaamay in gobolka uu u bahanyahay shaqo culus, iyo in la xoojiyo dagaalka Alshabab,islamarkaana loo baahan yahay in dowladu ay gacan ka geysato howlgalada ka dhanka ah Alshabaab ee gobolka Shabeellaha hoose.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka.