Shirkii todobaadlaha ee Gobolka Banaadir ayay qeyb ka aheyd waxyaabihii looga hadlay dadka dhistay hareerha Wadooyinka ku yaalla Magaalada Muqdisho.
Kulanka kadib Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Cabdi Fitaax Cumar Xalane oo Warbahint la hadlay aya sheegay in marnaba Mamulka gobolka Banaadir uusan ogolaan doonin in la dhisto hareeraha Wadooyinka oo qaarkood ay dhismooyin ku socdaan.
Waxa uu sheegay in cid alaala cidii dhista hareeraha Wdooyinka Gobolkaan la ganaaxi doono.
Hoos K Dhageyso Codka Afhayenka Gobolka Banaadir