Wasiir doowlaha wasaaradda Kaluumeysiga maamulka Galmudug oo la hadlay Radio Dalsan ayaa sheegay in doon laga leeyahay dalka Yaman oo shalay Kalumeysato reer Gamudug ay ku qabteen xebaha bari ee magaalada Hobyo ay baaritaano ku wdaan.
Waxa uu sheegay in dhowaan la soo saari doono sharci qeexaya sida loola tacaamulayo haddii ay dhacdo in Doonyo kaluumeysi oo aan sharci aheyn ay qabtaan ciidanka Badda Galmudug.
Codka Halkaan Ka Dhageyso.