Colaada labadaan Magaalo ayaa bilaabatay Sanadkii 2009,kii waxaan coladaasi sababtay in aysan dadku isku gudbin mudo aad u dheere oo dhan 7 Sano.
Magaalooyinkaan ayaa kala ah Camaara iyo Bacaadweyn oo ka wada tirsan Gobolka Mudug.
Halkaan Ka Dhagayso Warbixin Xiiso Badan Oo Uu Ka Diyaariyay Wariye Maxamed Cabdulaahi Baxnaaniye.