Kulanka todobaad laha ah oo ay maanta wada qaateen maamulka gobolka banaadir ayaa looga hadlay arimo badan oo ku saabsan gobolka waxaana shirgudoon ka ahaa kulan ka duqa muqdisho ahna gudoomiyaha goblka thabit cabdi maxamed
Waxa ka mid ahaa ajandayaasha ugu muhiimsan ee looga hadlay kulankii todobaadlaha Ee Maamulka Gobolka Banaadir Ee Maanta Ka Dhacay Xarunta Aqalka Doolada Hoose.
1-In Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir Laga Qaato Warqadaha Fasaxa Dhismaha Guryaha Magaalada Muqdisho
2-Dhigashada Gawaarida Wadadda Maka-Almukarama
Waxaana Xusid In Ka Hore Ay Sidaan Oo Kale Maamulka Gobolka Banaadir Uu Amaro Kasoo Saaray Dhigashada Gaadiidka Wadada Maka Al Mukarama Ee Magaalada Muqdisho.
Halkan Ka Dhageyso Warbixin Uu Wariyahayaga Cabdi Naasir Socdaal Inooga Diyaariyay Kulankii Maanta Ee Maamulka Gobolka Banaadir.