Hadalkaan ayaa waxaa sheegay Wasiirka Amniga ee dowlad goboleedka Jubbaland oo ay hareerihiisa taagnaayeen xildhibaano ka tirsan Maamulkaas.
Xili ay booqasho ku tageen Xero ay Ciidamada Jubbaland ku sugnaayeen oo ku taalla duleedka degmada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo.
Wasiirka Amniga ee dowlad goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Cabdi Xasan Cabdi Nuur, ayaa Goobta ka sheegay in ay bilaabi doonaan howlgal ka dhan ah Al-Shabaab,iyaga oo u aargudaya dadkii ku dhintay qarixii Muqdisho.
Jubbaland ayaa noqonaya Maamulkii ugu horeeyay ee dowladda federaalka ku raaca howlgalka Gobolada ay ku sugan yihiin Al-Shabaab looga saarayo.
Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Amniga Jubbaland.