Mid ka mid ah xildhibaanada Maamulka Hir-Shabelle ayaa ka hadlay hadalkii ka soo yeeray Madaxweynihii Maamulka Hir-Shabeelle ee ahaa in uu ku Shaqeyn doono Magaalada Jowhar.
Xildhibaan Cabduweli Maxamed oo Wareysi siiyay radiodalsan Muqdisho ayaa sheegay in Cli cabdullaahi Cosoble oo tegi karo Baladweyne,balse hadalka ah in xildhibaanda iyo Wasiirada ay Baladweyne ku Shaqeeyaan aysan waxba ka jirin.
Waxa uu sheegay in Xildhibaanada iyo Wasiirada Hir-Shabeelle ay ku Shaqeyn doonaan Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle ee Jowhar.
Hoos Ka Dhageyso Wreysiga Xildhibaanka