Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed oo kulan la qaatay Wkiilka Midowga Afrika ee Arrimaha Soomaaliya Francisco Kitana Madero ayaa kla hadlay sidii looga gudbi lahaa dhibaatada Gawaarida AMISOM ay u geestan ddka Shacabka ah.
Thaabit Cabdi Maxamed ayaa shegay in la diyaariyay qorsho howled lagu ogalanayo dhibaatada ay geestaan ciidamada AMISOM iyo sidii lagula xisaabtami lahaa.
Dhawaan Muqaal lasoo qaaday ayaa muujinayay mid ka mid ah Gaadiidka AMISOM oo sicad u jiiraya gaari yar oo ay wteen dad Shacab ah, wallow Maamulka gobolku uu sheegay in AMISOM Magdhaw ay bixineyso.
Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha Gobolka Banaadir