Gudoomiyaha maxkamada magalada Baladxaawo ee gobolka Gedo Sheekh C/qaadir Cismaaciil oo la hadlay idaacada Dalsan ayaa waxa uu ka hadlay askarigii maanta lagu toogtay dagmadasi.
Gudoomiye Sheekh C/qaadir Cismaaciil oo ahaa shaqsigii xukunka ku riday askariga kaas oo lagu eedeeyay inuu shaley galankii danbe dil ka geestay dagmadaas ayaa ka warbixiyay qaabka uu u dhacay xukunka ay rideen
Halkan hoose ka dhageso codka