gudoomiyaha dagmada Qansaxdheere ee gobolka Bay Isaaq Cabdi Maxamuud oo la hadlay idaacada Dalsan ayaa waxa uu ka warbixiyay qarax maanta ka dhacay maqaaxi ku taala dagmada qasaaro dhaawac ahna uu ka dhashay.
gudoomiyaha ayaa shegay inuu qaraxaasi ay ku dhaawacmeen 7-ruux kuwaas oo kala ahaa gudoomiyaha dhanka arimaha bulshada iyo gudomiyaha dhanka maaliyada iyo 5-askari oo ilaalo u aheed.
Halkan hoose ka dhageyso codka