Iyadoo habeen ka hor weerar khasaaro badan geestay lagu Maqaayadaha Pizza House iyo Posh hoase ayaa  Godomiye ku xigeenka labaad ee barlamanka Soomaalia mahad Cabdala Cawad waxa uu sheegay in Xukuumada  ay kula xisaabti donaan falalka amniga lidiga ku ah  sida uu qabo tastuurka dalka uyaala
Dhanka kale gudomiye ku xigenka Baarlamaanka oo ka hadlay howgalka loogu magac daray xasilinta Caasimadda ee ciidamada dowladu ay ka wadaan magalada muqdisho ayaa Xukuumada ugu baaqay in howgalkaan la gaarsiiyo guud ahaan gobalada dalka wuxuuna ku amray Xukuumaada si howgalkan u noqdo mid sharci ah in ay si dag dag ah Barlamanka u soo gudbiyaan hindisa sharciyeed ku saabsan howgalka xasilinta.
Hoos Ka Dhageyso Codka