Wareysi gaar ah oo uu siiyey Radio Dalsan ayuu Jeneral Qaalib ku sheegay sababaha uu isaga casiay xilka nadaxweyne Farmajo u magacaabay.
Wareysiga gaarka ah ee uu siiyay Radio Dalsan xarunta Muqdisho ayu ku sheegay in isagu uusan heyn wax xil ah islamarkaana aanan lagala tashan.
Waxa uu sheegay in uusan diyaar u aheyn in uu waqtigaan xilqabto,islamarkaana uu yahay mid mashquul badan.
Sidoo kale waxa uu sheegay in dhawan uu la kulmay ra’iisul Wasare kheyre balse magacabistaan uun uu ka warhelay.
Hoos Ka Dhageyso Codka