Wasiirka diinta iyo awqaafta ee maamulka Galmudug Mursal Cabdiraxmaan Axmed oo la hadlay Radio Dalsan ayaa waxaa uu ka waramay doorashada madaxweynaha Galmudug, taasi oo la filayo inay dhacdo 30-ka bishaan ee Apri oo ay ka harsantahay maalin kaliya.
Wasiir Mursal ayaa shaki galiyey in doorashadu qabsoomi karto 30-bisha, isagoo tilmaamay in loo baahanyahay waqti dheeraad ah, si looga fakiro qaabka dooarshada iyo casuumida martida ka qeyb galeysa.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka.