Axmed Ducaale Geelle Xaaf, madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug  ayaa shEegay in Galmudug ay iminka qorsheyneyso sidii ay u baali laheyd ka qaadista Cansuurta dadka ku nool deegaanada Galmudug.
Waxa uu sheegay  Madaxweyne xaaf, in ay waajib tahay in dadku ay bixiyaan Canshuurta,xataa hadii la heli karo in Wasiirada qeyb ka mid ah mushaarkooda ay iska jaraan.
Waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in tani ay horseedi karto in Galmudug ay yeelato ciidamo,kuwaas oo dhaqaalahooda uu noqon doono Canshuurta laga qaado bulshada loona baahan yahay in dadka la baro
Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne Xaaf