Sidaas waxaa fagaare ay ku sugnaayeen kumanaan Muwaadiniin Somaali ah ka Sheegay Wasiirka 1,aad ee Xukuumada Mudane Xasan Cali kheyre
Ra.iisul Wasaare kheyre ayaa carabka ku dhuftay in qofwalba oo muwaadin ah heli doono xuquuda oo uu ku leeyahay dowlada Somaliya oo ah hada mid soo kabasho ku jirta, waxa uu u jeediye shacabka uu ra,iisul Wasaaraha u yahay in ay la shaqeeyaan dowlada si loo helo dowlada mideysan oo ay iskuduubni u muujiyaan.
Ra,iisul Wasaare kheyre ayaa inta badan waxa uu fagaarayaasha munaasabadaha uu ka qeyb galo oo uu ka jeediyaa hadalo ay ka muuqato wadaninimo waxa uuna marwalba shacabka uu kala dardaarmaa in ay garab istaagaan dowlada lana shaqeeyaan laamaha amaanka dowlada si ay u yaraadaan falalka amni daro ee dalka ka dhaca.
Hoos Ka Dhageyso Codka Ra’iisul Wasaaraha