Cadaado(Radio Dalsan):- Wasiirka Arimaha gudaha Soaomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen odawaa ayaa isgoo kusugan Cadaado waxa uu ka dhawaajiyay in dowlada Sooamaaliya haatan qorsheesay la dhan 3-milyan oo ugu horeen lagaarsiin doono gobolada abaarta adag ay kajairaan
Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka