Digniintaan ayaa waxaa soo saaray Maamulka Gobolka Shabeellaha dhexe taas oo ku aadan fatahaada Wabiga Shabeelle kadib markii qeybo ka mid ah gobolkaas uu ka fatahay Wabiga.
Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan(Axmed Faal) ayaa sheegay in loo baahan yahay in lag hortago fatahaada Wabiga isla markaana aysan u kala harin Maamul iyo Shacab intaba.
Waxa uu sheegay in xiligaan oo lagu jiro waqtiga jiilaalka uu Wabiga fatahayo balse hadii uu roob yimaado ay ka daran tahay.
Waxa uu sigaar ah ula dardaarmay dadka degan Jiinka Wabiga.
Hoos Ka Dhageyso Codka gudoomiyaha Shabeellaha dhexe