Dalka Djbouti ayaa waxa uu ka faa’ideysanayaa tartan maalgashi oo u dhaxeeya dalal ay ka mid yihiin Shiinaha iyo dowladda Japan howlahas maalgashiga ayaa hada ah mid tartan adag loogu jiro.
Gudoomiyaha Maamulka Dekaddaha Jabuuti Abuubakar Cumar Xadiye ayaa faah faahin ka bixiyay qaabka ugu fudud ee Ganacsatada Wadamada tartanka ku jira uga faa’iideysan karto dowladda Jabuuti.
Dalka Japan ayaa hadda ka billaabaya Djibouti dhismaha Warashado waxa ay soo saaraan loo suuq geeyo meelo kale oo dunida oo dahn ka mid ah.