Ciidamada Ilaalada Wadooyinka ee Taraafida Mamulka Soomaaliland ayaa Maanta Xareeray dhowr Gaari oo qaarkood ay wateen Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Soomaaliland kadib markii lagu eedeeyay in laga furay lambar lagu aqoonsanayay Baabuurta Madaxda Soomaaliland islamarkaana lagu xiray lambarada Gawaarida dadka shacabka ah.
Taliyaha ciidamada Ilaalada Wadooyinka Maamulka Soomaaliland Feysal xiis,OO Bartamaha Magaalada Hargeysa Warbaahinta kula hadlayay xili ay socdeen howlgallada Gawaarida lagu xareynayay ayaa sheegay in dhowr Gaari ay xareeyeen kuwaas oo la geeyay Xafiiska Howllaha Guud ee soomaliland iyaga oo fulinaya amar ka soo baxay Madaxda Soomaaliland.
Hoos Ka Dhageyso shirka Jaraa’id ee Taliyaha