Ciidamada amaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa howlgallo ballaaran oo lagu xaqiijinayo amaanka ka wada deegaanada maamulkaas, si looga hortago falalka amaan darri ee ka jira deegaanada qaar ee Koonfur Galbeed.
Taliyaha Ciidamada booliska gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed Shiine Macalin Nuur ayaa warbaahinta u sheegay in degmooyin iyo deegaano ka mid ah maamulka uu ka socdo baaritaan lagu xaqiijinayo amaanka, islamarkaana ciidamadu ay duulaan ku yihiin Alshabaab.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka.