Bayaan ka soo baxay Dalad la magic baxday badbaabdinta Puntland ayaa waxa ay ku eedeeyeen in Xukuumadd Cabduweli Maxamed Cali Gaas ay ay ku fashilantay waxyaabihii loo igmady.
Dalada ayaa waxa ay sheegtay in arrimaha amniga, dhaqaalaha, siyaasada iyo waliba dhanka Milateriga intaba ay ku guul dareysatay in ay wax ka qabato Xukuumada Cabduweli Maxamed Cali Gaas intii sano ay deeganada Puntland maamuleyso.
Afhayeenka Golaha badbaadada Puntland ayaa Saxaafada u Akhriyay ku dhowaad 10 Qodob ay u daliishadeen eedeynta ay u jeediyeen Cabduweli Maxamed Cali Gaas.
Hoos Ka Akhriso Bayaan Golaha ka soo baxay