Toddobadkan waxaa marti ku ah barnaamijka fanka Radio Dalsan fanaanada Muraayo Axmed Aadan oo ka mid ah kooxda qaranka ee hobalada waa Bari.
Muraayo ayaa ka warantay taariikhdeeda faneed, iyadoo barnaamijka ku soo bandhigtay heeso cusub oo ay dhawaan ku luqeysay.
Halkaan hoose ka dhagesyo Barnaamijka.