Dhageystayaasha Radio Dalsan waxaan u soo gudbineynaa Barnaamijka Todobaadlaha ee Dooda Radio Dalsan oo aan ku soo qaadano mowduucyo kala kala duwan.
Todobaadkaan Barnaamijka waxaa looga hadlayaa xiisada Siyaasadeed ee ka taagan Magaalada Kismaayo taas oo sababtay in mid ka mid ah Xildhibaanada Xasaanada laga qaado kadibna la xiro.
Barnaamijka Maanta waxaa ka qeybgalaya C/Rashiid Macalin Gaas oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada dowladda ee ku sugan Jubbada Hoose iyo Axmed Cabduqaadir oo isna ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Jubbaland,waxana Barnaamijka soo jeedinaya Axmed Xuseen Cadow.
Hoos Ka Dhageyso Baranamijka Dooda Dalsan.