Barnaamijka Dooda Dalsan oo ah mid todobaadle ah ayaa waxaa lagu soo qaataa modwuucyo kala duwan.
Todobaadkaan Barnaamijka waxa uu ka koobnaan doonaa laba qeybood oo kala ah Warbixin laga diyaariyay waxyaabihii u qabsoomay mudada Sanadka aheyd oo ay jirtay dowladda uu hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo iyo dood kooban.
Barnaamijka todobaadkaan waxaa ka qeybgeli doona Maxamed Cali Xusen Falanqeeye Siyaasada iyo Dhaqaalaha iyo sidoo kale Zakariye Xasan Shire oo siweyn ula socda Siyaasada Soomaaliya.
Barnaamijka waxaa tebinaya Wariye Axmed Xuseen Cadoow.