Barnaamijka xulashada ciyaaraha Dalsan waa todobaadle ka baxo Radio Dalsan waxaan soo jeedinayo Wariye : Cabdullahi Xasan Cilmi “Qoslaaye”
Todobaadkan waxaan looga hadli doona doorka ay wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha  doorka ay ku leedahay hormarka sports ee dalka ka jira waxaana marti ku ah:-
Agaasimaha wazaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha
Daahir Cabdi Cabdullahi “Dr Go”
Halkan Hoose Ka dhageyso :-