Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe) ayaa sheegay in dhibatooyinka la xiriira dhanka isqabqabsiga dhulalka ay ka jiraan Magaalada Kismaayo.
Waxa uu sheegay in markii uu la kulmay Bulshada qeybaheeda kala duwan ay tahay cabashada ay u soo gudbinyaan dhibaatooyin ay sababeen isqabqbsiga dhulalka.
Waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in dhawaan uu wareegto ka soo saari doono isqab qabsigaas si looga gudbo.
Hoos Ka Dhageyso Codka Axmed Madoobe