Wararka naga soo gaarayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa ku waramaya in maanta askari ka tirsan ciidamada dolwadda uu nin shacab ah ku dilay xaafada Horseed ee magaaladaasi ku dhaawacay Haweeney kale.
Arintaan ayaa salka ku heysa is qabqabsi la xariira Dhul, ku yaala xaafada Horseed ee magaalada Jowhar,  iyadoo gacanta lagu dhigay askarigaasi oo ku jira xabsiga Jowhar.
Ilaa iyo hada ma jirto cid ka hadashay Dilkaasi maanta ka dhacay Jowhar xarunta maamulka Hirshabeelle, inkastoo la qabtay askrigii geystay dilka.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka.