War aan ka helnay degaanka Labi-cadde eek u yaal bariga Gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in Al-shabab ay ku amreen Odayaasha deegaanka in si deg-dega ay xaliyaan colaada ka taagan Labi-cadde.
Waxaa la sheegay in Odayaasha ay iskaugu yeereen kadibna ay u sheegeen sidii ay ku dhameyn lahaayeen xiisadaha Colaadeed ee ka ajira halkaas.
Xaalada ayaa ah mid aad u degaan Manta iyada oo maalmihii lasoo dhaafay ay xaalado dagaal ka jiren deegaanka Labi-cadde ee gobalka Galgaduud.
Halkaan Ka Dhageyso Wareysiga.